Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu soo gaba-gabeeyay kulan ku sabsana daryeelka Bulshada iyo joojinta caada dhaqameedyada waxyeelada leh Kulanka ayana waxa kasoo qeeb galay Qeybaha kaladuwan ee Bulshada Sida Dhalanyarada Odayaasha Dhaqanka Haweenka iyo Marti sharaf kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.