Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay dood cilmiyeed u dhaxeeyse Culimada iyo Bulshada Rayidka taas oo diirada lagu saarayay aragtida Islaamka ee laxiriirta Maamul wanaaga.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.