Kulan is Xog wareeysi ah oo loo qabtay Dhalinyarada Kismaayo iyo kuwa Tuulada Yoontooy

0
367
Kismaayo(Idaacada Waamo)Golaha Dhalinyarada oo uu Horkacayo Hogaanka Sadaxda Gobal ee Dowlada Gobaleedka Jubbalnd Mudane Cabduwahaab Bilaal Axmed ayaa Deegaanka Yoontooy ku qabtay Madal is Dhaxgalka Dhalinyarada Mii iyo Magaalooyinka ay isku arjayeen
Gudoonka Dhalinyarada ayaa waxa safarkiisa ku wahlinayey Qeebaha kala Duwan ee Dhalinyarada  Gobalka iyo kan dagmada kismaayo
Waxaa Ka Dib Waxbixino  Laga Dhageystay Dhalinyaradii Marti Galisay kulanka iyagoona waxyaabo badan loga wada hadlay kulankaasi
Dhanka kale dhalinyaradii kale ee kismaayo ka tag tay ayaa dhankooda waxa ay u sheegeen in waxyaabo badan ay kala shaqeyn doonaan dhalinyarada ku nool deegaanka yoontooy
Ugu Dambeen Gudoomiyaha Dhalinyarada Sadaxda Gobal Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabduwahaab Bilaal Axmed oo dhageysanayey waxbixinada dhalinyarada ay is dhaaf sanayeen  una kuur galayey xalada dhabta ah ee deegaanka ka jirto ayaa balan qaday in xafiiskiisa iyo kan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ay wax ka qaban doonaan caqabadaha la soo bandhigay.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here