Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay kulan dood wadaag ah oo ku saabsanaa sare u qaadidda wacyiga iyo fahanka qorshe howleedka qaran ee qaraarka Qaramada Midoobe ee tirsigiisu yahay 1325 kaas oo u qareemaya xaquuda Haweenka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.