Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, oo uu weheliyo agaasimaha Guud ee wasarada ayaa kulan muhiim ah la yeeshay masuuliyiin ka socday hay’adaha UNICEF iyo WFPee ka hawlgala Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.