Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo dhexmaray qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo hay’adda UNICEF, Kulankan ayaa intiisa badan waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ku aaddan wax ka qabashada dhibaatooyinka bani’aadannimo ee ka jira deegaanada Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.