Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo maanta daahfuray mashruuca SAGAL

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XJFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirka U Qareemidda Daryeelka Bulshada ee Mashruuca SAGAL oo maanta ka furmay Muqdisho.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here