Ku dhawaad kun Arday oo kasoo gudubtay Dugsiga sare oo u fariisatay Imtixaanka ogolaanshaha Jaamacadda Banaadir

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad kun Arday oo kasoo gudbay dugsiga sare isla markaana doonaya inay bilaaban waxbarashada sare ee Jaamacada ayaa u fariistay Imtaxanka Qabuulka ee Jaamacada Banaadir Maamulka sare ee Jaamacada ayaana si rasmi ah u daahfuray Imtaxaanka kaas oo ay sanad walba qaado Jaamacadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here