Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa dhaawac halis ah uu kasoo gaaray daafaca dhexe ee Toni Rüdiger, kaas oo laf dhabar u ahaa daafacyada kooxdaasi.
Toni Rüdiger ayaa wuxuu dhaawac kasoo gaaray lugtiisa bidix waxaana uu haatan garoomada ka maqnaan doonaa muddo sadex bilood, waxaana la rajeynayaa inuu dib usoo laaban doono bisha December ee sanadkaan.