Kooxda Manchester City oo Guul ka Gaartay Kooxda Burnley

0
286

Liverpool-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Manchester City ayaa ku garaacday Kooxda Burnley 0-2 ciyaar ka tirsan Horyaalka ingariiska waxana ay dheereesatay hogaanka Horyaalka.

Manchester City Goolasha waxaa ka caawiyay qeybta hore Gabriel Jesus, iyo Raheem Sterling Daqiiqadihii 3-aad iyo waliba 38-aad iyadoo ciyaarta ay ku soo dhamaatay 0-2 oo ay guusha ku raacday kooxda City.ImageImage

Guushaasi ayaa ka dhigan in Manchester City ay hogaanka horyaalka ku heyso 47 dhibcood halka kooxda Kusoo xigta ee Man United ay leeyahay 44 dhibcood.Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here