Kooxda Man City oo ku Guulaystay Premier League

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa garaacday West Ham waxaana ay markii 4-aad ee taariikhdooda ku guulaysteen horyaalka Premier League.

Kulanka ayaa ku bilowday mid dar-dar leh iyada oo Man City qaadaysay weeraro aan kala joogsi lahayn, Daqiiqadii 12-aad, 18-aad, 59-aad ayey goolal u kala dhaliyeen Xiddigaha Phil Foden iyo Rodri, Halka iayadana laga dhaliyey hal gool daqiiqadii 42-aad waxaana West Ham u dhaliyey xidiga Mohammed Kudus.

Waxaana sidaasi kusoo dhamaatay ciyaarta oo ay Man City markii 4-aad oo xiriir ah taariikheeda ku guulaystay horyaalka Premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here