Kooxda Man City oo si dirqi ah uga soo baxday Kooxda Atletico Madrid

0
185

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Man City ayaa xalay bar-baro la gashay kooxda Atletico Madrid kulan ka dhacay garoonka kooxda Atletico Madrid kana tirsanaa lugta 2-aad ee 8 dhamaadka tartanka yurub ee champions League.

Kulanka ayuu kusoo dhamaaday 0-0 oo ay ku heshiiyeen labada kooxood laakiin kooxda Man City ayaa kulankii hore kusoo badisay garoonkeeda 1-0 sidaasina ugu soo gudubtay wareega xiga ee tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here