Kooxda Kubada Cagta Dekedaha agabka ciyaareed Ka Gudoontay Wasaaradda dekedaha Jubbaland.

0
134
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kooxda Kubadda Cagta Dekedaha ayaa waxay ka mid tahay kooxaha ka ciyaara horyaalka heerka koowaad ee Jubbaland,waana kooxda xilli ciyaareedkan ku guuleysatay horyaalka kooxaha heerka Koowaad ee Jubbaland.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekedaha Jubbaland Abdiqaadir Xirsi Miyaas ayaa Agab sports gudoonsiiyey madaxda ugu sareeysa kooxda Dekadaha oo Xili ciyaareedkan Horyaalka ku guuleysatay.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here