Kooxda Chelsea oo Southampton kala heshiisay Saxiixa Romeo Lavia

0
118

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis la gaartay kooxda Southampton oo ay ka doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Romeo Lavia.

Saxafiga Sacha Tavolieri ayaa sheegaya in ay kooxda chelsea heshiis la gaadhay kooxda Southampton si ay u hesho saxiixa xiddiga.

Chelsea ayaa si aad ah u doonaysa saxiixa xiddig khadka dhexe ah waxana ay aad ugu raad joogtay saxiixa xiddiga Moises Caicedo.

Laakiin Blues ayaa haatan u muuqata kuwo heshiis la gaaray kooxda Southampton si ay u dhamaystiraan saxiixa xiddiga Romeo Lavia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here