Kooxda Barcelona oo La Wareegtay Xiddiga Marcos Alonso

0
181

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Marcos alonso, Xiddiga ayaa si xor ah ugu biiray kooxda Barcelona isaga oo ka mid noqday saxiixyada ay samaysay kooxda.

Xiddiga Marcod Alonso ayaa xagaagan oo dhan lala xiriirinayey kooxda Barcelona iyada oo kooxda reer Catalan doonaysay saxiixiisa.

Marcos Alonso ayaa ugu dambayn ku laabtay horyaalka La Liga waxana uu ku biiray kooxda Barcelona inkasta oo uu ka soo baxay akademiyada Barcelona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here