Kooxda Arsenal oo dalab u dirtay Kooxda Brentford

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Arsenal ayaa u muuqata kuwo uu dhab ka tahay xiisaha ay u qabaan saxiixa Goolhayaha kooxda Brentford ee David Raya.

Arsenal ayaa haatan dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa Goolhayaha David Raya si ay ugu xoojiyaan kooxohooda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Arsenal Oo horay heshiiska shaqsiga ah ula gaadhay Goolhayaha ayaa haatan dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixiisa, dalabka Arsenal ayaa ah dalab lacageed Oo dhan 20 milyan oo euro iyo 3 milyan oo Gunooyin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here