Kooxda Al- Sadd oo Macasalaameeyay Tababarahoodi Xavi.

0
204

Al-Sadd-(Idaacadda Waamo)-Tababare Xavi ayaa si Rasmi ah haatan u macasalaameeyay xiddigaha iyo shaqaalaha kooxda Al-Sadd isaga oo nqon doona tababaraha cusub ee kooxda Barcelona.

Kooxaaha Al-Sadd iyo Barcelona ayaa ka heshiiyay saxiixa Tababare Xavi kaas oo noqon doona tababaraha cusub ee kooxda shaqadana ka badali doono Ronald Koeman.

Tababare Xavi ayaa la arkay isaga oo magacasalaamayanay xiddigaha iyo shaqaalaha kooxda ka hor inta uuna noqon tababaraha kooxda Barcelona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here