Kooxaha usoo Gudbay Wareega 8 Dhamaadka Champions League.

0
61
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray qayb ka mid ah kulamada wareega 16-ka tartanka Champions League oo la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii.
Waxa jira kooxo haatan xaqiiqsaday booskooda wareega 8 dhamaadka tartanka champions League, 4 Kooxood ayaa haatan ogsoon in ay ka qayb ahaan doonaan wareega xiga ee tartanka ugu xiisaha badan yurub.
kooxahaas ayaa sugaya in ay ogaadaan 4-ta kooxood ee kale ee ka qayb ahaan doona wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Halkan Kaga Bogo 4-ta kooxood ee xaqiiqsaday booskooda wareega 8 dhamaadka champions Legaue.

Manchester City
Paris Saint-Germain
Bayern Munich
Real Madrid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here