Kooxaha Kulamada ugu badan Shabaqooda Ilaashaday Premier League

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Horyaalka Premier Legaue ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo la ciyaarayo kulamada bartamaha xilli ciyaareedka.

Waxa la ogaaday kooxaha shabaqooda ilaashaday kulamada ugu badan horyaalka Premier Legaue xilli ciyaareedkan, Kooxaha Arsenal, Liverpool iyo Newcastle ayaa ah kooxaha kulamada ugu badan ilaashaday shabaqooda horyaalka Premier League.

Waxa ku xiga kooxaha Everton iyo Man United kuwaas oo min 6 kulan shabaqooda ilaashaday, halka kooxaha Bournemouth, Crystal Palace, Fulham, Tottenham Hotspur ayaa shabaqooda ilaashadeen min 5 kulan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here