Kooxaha Kubadda Cagta Deegaanka Kudha oo Agab Sports lagu Wareejiyay

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suldaan Cabdirisaaq Maxamed Cali ayaa agab isboorti oo loogu talagalay kooxaha ka ciyaara tuulooyinka hoos yimaada degmada Madhabo, gaar ahaan deegaanka Kudha ku wareejiyey guddoomiye-ku-xigeenka deegaanka Kudha.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here