Kooxaha Kaamamka barakacayaasha Garowe oo lagu wareejiyey agab ciyaareed dhameystiran

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-12 Kooxood oo ka qeyb gali doono horyaalka kubada cagta Kaamamka barakacayaasha Garowe ayaa lasoo gaarsiiyey laguna wareejiyey agab ciyaareed dhameysturan, kaas oo ay ku wareejiyeen Gudoonka dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here