Kooxaha Iska Xaadiriyay Wareega 8 Dhamaadka Champions League.

0
202

8-kooxood ayaa u soo baxay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

8-kooxood ee iska xaadiriyey Wareega 8 Dhamaadka Champions League ayaa waxaa ugu badan dalka Italy waxayna ku leeyihiin ilaa 3 kooxood oo kala ah Napoli , Inter Milan, Ac Milan. England Labo kooxood ayaa ugu jira sida Man City iyo Chelsea, Halka dalalka Spain, Portugal, Germany min hal koox ayey ku leeyihiin kuwaa oo kala ah, Benfica (Portugal), Real Madrid (Spain), Bayern Munich (Germany).

Halkan hoose kaga bogo Liiska kooxaha u gudbay wareega 8 dhamaadka

  1. Benfica (Portugal)
  2. Bayern Munich (Germany)
  3. Man City (England)
  4. Chelsea (England)
  5. Inter Milan (Italy)
  6. Ac Milan (Italy).
  7. Real Madrid (Spain)
  8. Napoli (Italy)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here