Kooxaha Crystal Palace Iyo Arsenal oo Horyaalka Premier League Lagu Furaayo.

0
256

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa bilaabanaya xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka Premier League waxaana lagu furayaa kulanka ay Arsenal marti u noqon doonto kooxda Crystal Palace kulanka oo ka dhici doona garoonka Selhurst Park.

Kooxaha Crystal Palace Iyo Arsenal ayaa ciyaaraya Kulanka Furitaanka Tartanka Premier League wuxuuna kulanka soo dhici doonaa 10:00 Habeenimo, wuxuuna ka dhici Doonaa  Garoonka Kooxda Crystal Palace ee Selhurst Park.
XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyada oo si fiican ugu diyaar garawday xilli ciyaareedka cusub isla markaas doonaya in ay guul ku bilowdaan horyaalka premier League.

Dhanka kale Crystal Palace oo Arsenal garaacday kulankoodii ugu dambeeyay ee ay ku kulmeen premier League ayaa doonaysa in ay Arsenal mar kale garaacdo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here