Koobka Zero C oo Garoonka Kubadda cagta ee Waamo si habsami leh uga socdo

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Koobka Zero C ayaa waxaa ka qeyb galayaa ilaa 8 kooxood kuwaa oo kala qeybiyey ilaa labo group oo min Afar Kooxood ah, waxayna ku dagaalami doono Ku Guuleysiga Taranka Koobka Zero C kuwa ku Guuleysto ayaa usoo Dalaci doono Koobka Zero B.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here