Kismayo:Gabar ku shaqaysata Taxi

0
308

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku sugan dhalinyaro badan ku waa soo leh xirfado shaqo oo Ā  kala duwan taas oo ay ka maareeyan nolashooda iyo mida qooskooda.

Hodan Khaliif Nuur waa gabar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Kismaayo waxa ay gudaha magaalada ku ka xeysaa taksi iyadoona ka maareyso nolasha qooskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here