Kismaayo:Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay Raashiin

0
268

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeqdaan raashinka oo ka kooban Sonkor,kalluun,Baasto iyo waxyaabo kale ayaa ku soo aadday xilli ay foodda nagu soo heyso bisha barakaysan ee ramadaan ayna jiraan qoysas badan oo danyar ah una baahan in laga caawiyo sidey afur ku heli lahaayeen.

Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland Maxammed  faarax  Warsame Darwiish oo deeqdaan raashinka kala wareeray wafdi ka socday dowladda Imaaraadka carabta ayaa sheegay in kaalmadaan ay ku soo aadday xili loo baahanyahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here