Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo maalinta Ciidda ay nagu soo food Leedahay ayaa waxaa gobaha dharka lagu tolo ka jiraan mashquul badan.
Bulshada ayaa waxay safaf ugu jiraan Harqaanada,iyagoo dharkooda geeysanaya waqti hore.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.