Kismaayo Suuqyada Dharka oo Mashquul laga Dareemayo.

0
485

Kismaayo(Waamo Radio)Iyadoo lagu guda jiro 10 kii danbe ee bisha barkeeysan ee ramadaan ayaa suuqayada magaalada kismaayo gaar ahaan suuqayada lagu iibiyo dharka waxaa laga dareemayaa mashquul aad ah.

waxaana inta badan aad ku arkeeyso suuqaya kala duwan ee kismaayo  caruur  badan iyo waalidiintooda oo doonaya in ay ay iibsadaan dharka iyoa gabyada Ciida.

 dharka iyo kabaha iyowaxaa ay sidoo kale carruurta loo gadayaa iyadoon ay fooda nagu soo heeyso maalinta faraxada weeyan iidul fidriga wax yaabihii ay maalinkaas ku dabaal dagi lahaayeen  qaar kamid ah ganacasatada oo aan wax ka weeydinayay sida uu dhaq dhaqaaqu uga jiro suuqa xiligaan ay inoo sheegeen in uu aad uga wanaagsan yahay ganacsigu maalmihii ina dhaafay.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa,Foos Cali Cabdi Raxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here