Kismaayo oo siwayn looga Ciiday

0
456

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-iyadoo ay maanta ku beegnayd maalinka 1-aad ee ciidul Adxa ayaa waxaa siweyn looga ciiday magaalada kismaayo iyo guud ahaan deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wadooyinka waa weyn ee magaalada kismaayo ayaa lagu arkaayay Boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay iyagoo isku marxabeynayay maalinkaan farxada leh.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here