Kismaayo oo markii ugu horeysay Laga hergiliyay CT Scan casri ah

0
238
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Iispitaalka Jaamacadda Kismaayo ee uu ka howl galo Abdirisaaq Omar jes oo ka mid ah Dhaqaatiirta waaweyn ee Ka howlgalo Wadanka ayaa markii ugu horeysay soo kordhiyay CT Scan Carsi oo  dadka magaaalada ku nool ay u qabeen baahi aad u weyn ayna u  raadsan jireen Wadamada dariska iyo magaaloyinka kale oo ay Muqdisho ka mid tahay.
Iiidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here