Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda arrimaha Gudaha federaalka iyo dib u hishisinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo oo kusoo gaba gabeeyay Shir socday mudo afar malin ah kaas oo ku saleysnaa Turxaan bixinta khilafadka ka dhasha doorashoyinka dalka waxaana loo qabtay kulankaan ururadda Bulshada Rayidka Ee Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.