Kismaayo oo lagu qabtay madal su’aalo lagu weydiinayay Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland

0
3
Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Madal isla xisaabtan oo ay bulshada qeybaheeda kala duwan su’aalo furan ku weydiinayeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Jubbaland mudane Mohamed Ogle ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda  ee magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here