Kismaayo oo Lagu Qabtay Kulan Looga Hadlay Mashruuca Xasilinta Degdegga ah

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa   Magaalada kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay Gabagabada Mashruuca Xasilinta deg dega ah.

Kulanka oo diirada lagu saaray wax qabadka wajiga gobaad ee Mashruuca iyo caqabadihii laga bartay intuu socday ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka gobolka Jubbada hoose Kan dagmada Kismaayo , Gudoomiyayaasha deeganada laga hirgaliyay Mashruuca Xasilinta deg dega ah iyo kale ee bulshada Kismaaya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here