Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan mashruuca dhisidda u adkeysiga dhibaatooyinka soo laalaabta, waxyaabihii u qabsoomay Mashruuca, iyo Xalinta Caqabadihii jiray.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.