Kismaayo oo laga dareemayo horumar dhinaca ganacsiga ah

0
485
Kismaayo(Waamo Radio)Magaalada Kismaayo Ayaa Waxaa Ku Soobadanay Ganacsiyada Kala Duwan Ku Waasoo Bulshada U Baahan Yihiin
Goobaha Lagu Ganacsado Ayaa Furan Ilaa Xiliyada Dambe Ee Habeenkii Taasoo Sababtay Amniga Iyo Hormarka Ka Jiro Magaalada Kismaayo
Mid Ka Mid Ah Dadka Ka Shaqeeyo Goobaha Cuntooyinka Lagu iibiyo oo Furan Ilaa Waqti Dambe Ayaa Sheegay In Siwaanag San U Shaqeeyaan .
Wxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya Fartuun nuur Adan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here