Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadda iyo xasiloonidu waxaa ay guul u horseeda in bulshadu ay ku talaabsadaan horumaro kala duwan oo la taaban karo.
Magaalada Kismaayo oo ka mid ah meelaha ay aadka u saameyeen Bur-burkii iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa laga dareemayaa Horumar dhanka ganacsiga iyo dhismaha ah oo ay bulshada reer kismaayo ku talaabsadeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.