Kismaayo oo laga Dareemayo dhaq-dhaqaaq Ganacsiga xilliyada habeenkii ah.

0
456

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kadib Burburkii iyo dagaaladi Sokeeye ee Dalka hadda waxaa muuqata  Soo Kabasho iyo ifafaale wanaagsan taasi oo sababtay in Dad badan oo Dalka horay uga hayaamay dib ugu soo laabtaan ka qayb qataan horumarka Dalka.

Magaalada Kismaayo Waxaa ay kamid tahay  meelaha  Waqtigaan soomaliya ugu  Amniga fiican waxaayna Muddooyinkii dambe ay ku tilaabsatay horumaro kala duwan Oo dhanka ganacsiga ah.

Ganasiga iyo isu socoda xiliyada habaynkii waxaa ay tusaale wanaagsan utahay in laga Soo kabanayo Colaadihii mudada dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa Warbixintan inooga diyaarisay.

R/W,Kismaayo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here