Kismaayo oo laga daah-furay qorshaha horumarinta Jubbaland ee afarta sano ee soo socoto

0
289

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si loo dar-dar galiyo howlaha u muhiimka u ah Bulshada oo ay bixiyaan Wasaaradaha kala duwan ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo uu Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden uu ka daah-furey qorshaha horumarinta Dowlad goboleedka Jubbaland ee afarta sano ee soo socoto waxaana goobta lagu soo bandhigaayay qorshahan kasoo qeyb-galay madax kala duwan oo katirsan Dowlad goboleedka Jubbaladn xildhibaano Agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here