Kismaayo oo horumaro iyo Ganacsi oo kala duwan ka Sameysay Goobaha Bulshada magaaladu ku caweeyaan.

0
404

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada kismaayo ayaa waxaa ku  soo badanaya goobaha ay ku caweyaan dhalinyarada  Sida Hoteelada iyo Goobaha Sallaxyada Magaalada oo ay ku ciyaaraan Dhalinyarada Xiliyada Nasashada ay ku guda jiraaan.

Amniga ka Jiro Magaalada ayaa Sabab u ah in Laga furo Goobo Badan oo Lagu Caweeyo Habeenkii Ama Waqtiyada Galbihii

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here