Kisaska Covid-19 ee Degmooyinka Xagar iyo Afmadoow oo Korartay

0
271

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimadka Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa bilihii ugu danbeeyay Korartay Kiisaska Xanunka Covid-19 ee Degmooyinka Afmadoow,Xagar iyo Deegaanada hoos Yimaada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here