Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sida uu Idacada Waamo u sheegay madaxa Caafimaadka Degmada Kismaayo Dr Maxamed Sheekh Aadan waxaa Todobaadyadii ugu Danbeeyay hoos uga dhacay Kiiska maalin laha ahaa ee Covid-19 taas oo uu sheegay in ay horseday Awaamirtii dhawaan magalada lagu soo rogay oo ay kamid ahayd in la yareeyo isku imaatinka Gobaha Bulshada iyo in Dadka ay Qataan marada Afxirka waxaana hirgalinta Qorshayaashaasi ay kaalin weyn ka qaateen in ay yaradaan dadka Xanunkaan u Dhimanayay iyo kuwa uu ku dhacayay.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.