Kiisas Xanuunka Covid-19 ah oo laga soo sheegayo Deegaanada hoos taga Degmada Jamaame

0
315

Kismaaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid-19 oo kusoo laba kacleeyay Dunida Gaar ahaan Deegaanada Dowlada Gobleedka Jubbaland ayaa waxa uu saameyn ku hayaa Bulsho badan oo ku nool Deegaanada gosha halkaasi oo aysan gaari karin Shaqaalaha Cafimadka ee Dowlada Sida uu Idacada Waamo u sheegay Maxamed Sheekh oo ah madaxa Caafimadka ee Degmada Kismaayo waxaa jira ilaa Shan qof oo laga keenay aaga Degmada Jamaame ee Katirsan Gobolka Jubbada hoose in ay u geeriyoodeen Xanuunkan Dadka Qaarkod ayuu sheegay in Intii loo soo waday Goobta Karan tiilka ay wadada kusoo geeriyoodeen.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here