Khudaarta oo sare u kacday magaalada Kismaayo

0
385

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Roobab xooggan oo ka da’ay magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda ayaa saameyn ku yeeshay khudaartii la keeni jiray magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here