Khasaare culus oo ka dhashay duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka degan gobolka Florida ayaa qiimeynaya burburka ka dhashay duufaanta Milton, taasi oo kicisay roobab xooggan iyo daadad ka dhashay duufaano iyo koronto la’aan baahsan markii ay soo gaartay xeebta.

Duufaanta ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, oo uu dheer yahay khasaare hantiyeed oo lixaad leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here