Karim Benzema oo Loo Magacaabay Xiddiga ugu Fiican Sanadka 2022.

0
235

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiddiga Weerarka uga ciyaara kooxda reer Spain ee Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku guulaystay abaalarinta xiddiga ugu fiican yurub sanadka 2022, kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedka.

Benzema wuxuu fure u ahaa guulaha is daba jooga ay gaartay kooxda kubadda cagta ee Real Madrid kadib markii uu ku hogaamiyey kooabab kala duwan oo uu ugu horeeyo koobka horyaalka dalka Spain ee La Liga, Koobka yurub ee Champions League iyo walibo koobab kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here