Kaluumaysatada kismaayo oo ka hadlay sida ay ugu diyaar garoobeen xiliga Bad furanka

0
123
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysas badan oo ku nool deegaanada Jubaland ayay nolashoodu ku tiirsantayhay jilaabashada iyo ka Ganacsiga kalluunka noocyadiisa kala duwan, kuwaas oo ay saamayso xiliyada la gaaro bad xiranka.

Bilaha sagaalaad iyo Tobnaad ayay inta badan  furantaa badu taas oo ay isu diyaarinayan kallumasatada magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here