Kalluun yari ka jirto Suuqyada Kismaayo

0
330

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada  ku nool magaalada kismaayo ayaa waxaa ay qaarkooda ku tiirsan yihiin isticmaalka Hilbka Kalluunka kuwaasoo ka ganacsada.

Dabeylaha ka kaco Badda ayaa waxaa ay keentaa in uu magaalada ka yaraado kalluunka taasoo ay sameeyn badan ku yeelata dadka ka ganacsada iyo kuwa iibsada.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here