Kalluumeysato lagu la’yahay Xeebaha Kismaayo

0
212
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saddax qof oo ka mida kalluumaysatada magaalada Kismaayo ayaa la laayahay raq iyo ruux kuwaas 24 saac ka badan ku maqan gudaha badweynta Hindiya waxaan walaac xooga ay ku buurtay kuluumesta  ka shaqeesta degmada Kismaayo iyo Qoysaska ay ka soo jeedeen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here