Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Tallaagado lagu keydiyo Kalluunka ku wareejisay dadka ka ganacsada Kalluunka ee Xeebta Kiboora magaalada Kismaayo.
Iidlle Aadan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.