Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kalluumesada Xeebta Ceel Caafimaad ee magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in aysan heysan agab u sahlaya Kalluumeysiga.
Talagadaha lagu keediya Kalluunka iyo agabka lagu jallaabsado Kalluunka ayaa ah waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay u baahan yihiin kallumestada Xeebta Ceel Caafimaad ee magalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.